HAR:-07-07-2022(WQHQ) Munaasibada ay xilal kula kala wareegayeen Wasiirka cusub ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Md Axmed Aadan Buuxane, Wasiirkii hore ee WQHQ Md Cumar Cali Cabdilahi


HARGEYSA:-07-07-2022(WQHQ) Munaasibada ay xilalka kula kala wareegayeen Wasiirka cusub ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Md Axmed Aadan Buuxane, Wasiirkii hore ee WQHQ Md Cumar Cali Cabdilahi iyo Wasiir ku xigeenkii hore Md Axmed Xasan Nuur oo maanta ka qabsoontay Xarunta Wasaaradda oo ay ka soo qayb galeen Xubno ka tirsan Xukuumada, Golaha Sharci dejinta, Masuuliyiinta Hay’adaha Qaramada Midoobay, kuwa Caalamiga, kuwa Maxaliga, Saladiin iyo Marti sharaf kale.