Hargeysa:-25-06-2022(WQHQ) Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Md Cumar Cali Cabdilahi oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Md Axmed Xasan Nuur Iyo Agaasimaha waaxda Tirakoobka(Stati

Hargeysa :-25-06-2022 (WQHQ) Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Md Cumar Cali Cabdilahi oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Md Axmed Xasan Nuur Iyo Agaasimaha waaxda Tirakoobka(Statistics Department) ee WQHQ marwo Muna Cabdi Axmed ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Mr Andy Kotikula oo baanka aduunka u qaabilsan arimaha dhaqaalaha iyo masuuliyiin kale oo ka socday baanka Aduunka. intii kulanku socday waxay Wasiirka iyo Masuulku ka wada hadleen Tirakoob dhanka ganacsiga oo ay iska kaashanayaan Dawlada Somaliland iyo Baanka Aduunku, Sidoo kale waxay labada dhinac ka wada hadleen Mashaariic lagu tayaynayo Waaxda Titakoobka(Statistics Department)ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.