
Hargiesa.(WQ&HQ) waxaa maanta si habsami usucod ah u furmay shirwaynaha Istaatikada Qaranka , waxaana hadal qiimo leh ka jeediyey xafladii furida Wasiirka WQ&HQ DrAhmed Adan Ahmed ( Buhane)
(WQ&HQ) Dr Ahmed Adan Ahmed (buhane) “Xog ururintu qiimaha ay leedahay waxaad ogaanaysaa marka aad xog waydo, waxba uma qaban kartid naftaada, ganacsigaa, cafimaafkaga.Xog la’aantu waa indha la’aan oo kale.“














