Madaxweynaha JSL oo daahfuray wajiga labaad ee Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF.

Daawo khudbadda madaxwaynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi ee daahfurka mashruuca wajigii labaad ee  sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF.