Madaxweyne ku xigeenka JSL oo daahfuray Sahanka Caafimaadka

Madaxwayne ku xigeenka JSL mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay munaasibad lagu daah furayo Sahanka Caafimaadka,oo ay soo qaban qaabisay wasaarada qorshaynta qaranka JSL.