“Mudo dhawayd baad maqlayseen in Somalia ay lahayd waxaan la wareegnay xafiis noocanoo kale ah laakiin nasiib daro waxay iska dhigayeen inay inaga la wareegeen xogteenii,xogatay la wareegeen waa xogtii kiiloo mitir Afar(4),inagu dalkeena Dhul,Cir iyo Bad inaagaa xogtiisa gacanta ku hayna”
Cumar Cali Cabdilaahi Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo ka hadlayey Munaasibadii Daahfurka xarunta maareynta Xogta Dhulka iyo Biyaha ee Somaliland laga dhagax dhigay Magaalada Hargeysa.