Bishan Sep_ 2024, Heerka HQM guud wuxuu hoos u dhacay 0.5% marka la barbardhigo bishii hore, Heerka sicir-baraku waxa sidoo kale hoos u dhacay 9.4% marka la barbardhigo isla bishan sanadkii hore.