Daawo:  Shirka Wada Tashiga iyo Ansixinta Siyaasadda Qaran ee Qorshaynta iyo Qabyo-qoraalka Xeerka Qorshaynta Qaranka oo uu maanta si Rasmi ah u daahfuray Wasiir ku xigeenka WQHQ ka ,Md Cabdiqadir Cumar Jaamac.