
Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Waaxaha Wasaaradda
Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo wada dar dar gelinta hawlaha shaqo ee Wasaardda ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Waaxaha kala duwan ee Wasaaraddu ka ka kooban tahayUjeedada kulamada waaxaha oo maalmihii u dambeeyey ka socday xarunta wasaaradda ayaa ah sidii loo xoojin lahaa isla markaana loo horumarin lahaa Tayada adeega ay wasaaraddu bixiso.




