waxa maanta si habsami usucod ah u furmay shirwaynaha Istaatikada Qaranka , waxaana hadal qiimo leh ka jeediyey xafladii furida Wasiirka WQ&HQ DrAhmed Adan Ahmed ( Buhane)

(WQ&HQ) Dr Ahmed Adan Ahmed (buhane)  “Xog ururintu qiimaha ay leedahay waxaad ogaanaysaa marka aad xog waydo, waxba uma qaban kartid naftaada, ganacsigaa, cafimaafkaga.
Xog la’aantu waa indha la’aan oo kale.“