Mashruuca Barwaaqo: Baanka Adduunka – Dowladda Somaliland
Qorshaha Horumarinta Bulshada 2024—2028
Tuulada Boodhlay, Degmada Gabilay ee Gobalka Maroodijex
Nidaamka Biyaha: Dhisidda Dhaam Biyood Cusub .
Barta Uu Kuyaalo: 60 km galbeedka Hargaysa. GPS: N: 9.5348 E: 43.5131
Tirada Bulshada: 2000 households oo degan ah iyo ilaa 250--300 oo reguraa biyaha soo doonta xiliyada abaarta.
Tuulooyinka Hoos Yimaada: 9.
Ilaha Dhaqaalaha Muhimka Ah: Xoolo Dhaqato beeralay ( Geel, Lo,o, Adhi iyo digaag ), iyo beeraha yaryar ee roobka (garow, digirta, tomato, qaji, xabxab iyo sisinta), xoogstada malinlaha
|
Aragtida Bulshada |
|
|
Bulshada Guud: In sanad oo dhan ay ka helaan dhaamka loo dhisayo biyo joogta ah, ayna kawaraabsan karaan beeraha, Sidoo kale helitaanka adeegyada cafimaad xoolaha iyo dadka oo kor looqaday iyo inay noqoto tuuladu xudunta waxsoosaarka beerha; gaar ahaan salidaha iyo calafka xoolaha. Haweenka : In ay sanadkoo dhan helaan biyo joogto, daryeelka cafimaadka iyo waxbarashada oo kor loo qaaday. Sidoo kale in la xoojiyo ka ganacsiga waxsoosaarka xoolaha iyo beeraha si ay waxsoosarkoda ugu biiriyaan suuqaqa waddanka. Dhaliyarada Dumar ah: In ay arkaan bulsahada oo koraysa oo haysta biyo nadifa, waxbarasho tayadeedu sarayso, adeeg caafimaad oo dhamaystiran, kaabayasha nolosaha oo casriyaysan iyo degaanka oo ka xoroobay geedka garanwaaga. Dhaliyarada Raga ah: In ay arkaan dhalinyarada Boodhlay oo si firfircoon uga qayb qaadanaysa horumarinta bulshada, iyagoo helaya dugsi sare oo udhow, caafimaadka hooyada iyo dhalaanka, caafimaadka xoolaha oo la horumariyay, waraabka beeraha, sidoo kalena in ay helaan meelo loogu talagalay ciyaaraha iyo jimicsiga. |
|
|
Arimaha Hortabinta U leh Bulshada |
|
|
Maamulka Illaha Biyaha |
|
|
Xoolaha iyo Beeraha |
Xoolaha
Beeraha
|
|
Degaanka |
|



