Mashruuca Barwaaqo: Baanka Adduunka – Dowladda Somaliland
Qorshaha Horumarinta Bulshada 2024—2028
Tuulada Ceelbaxay, Degmada Laas ciidle ee Gobalka Saaxil
Nidaamka Biyaha: Dib-uhabaynta Ceel biyood, taangi kayd, dararka iyo qasabadaha biyaha.
Barta Uu Kuyaalo: 125km Bariga Berbera. GPS: N: 8.80255 E: 044.63168
Tirada Bulshada: 547 households oo deegaan ah iyo ilaa 2000 oo biyaha soo doonta xiliyada abaarta.
Tuulooyinka Hoos Yimaada: 11.
Illaha Dhaqaalaha Muhimka Ah: Xoolo Dhaqashada ( Geel, Lo,o iyo Adhi ), ganacsiyada yaryar(Canaha, subaga iyo khudaarta), iyo beeraha yaryar ee khudaarta (tomaato, Qajida, barbarooni, basal, xabxab).
|
Aragtida Bulshada |
|
|
Bulshada Guud: Degaan barwaaqo ah, islamarkaana biyaha macaan loo helaayo sanadka oo dhan dadka iyo xoolahaba, sidoo kalana leh adeegyo cafimaad iyo waxbarasho oo dhamaystiran, fursadaha ilo dhaqaale oo kala duwan la abuuray iyadoo taageero dhamaystiran la siinaayo dadka nugul. Sidoo kala la xaliyay dhamaan caqabadaha degaanka iyo xoolaha. Haweenka : , daryeelka cafimaadka oo kor loo qaaday lehna dumar adeegayaal caafimaad oo xirfad sare leh, adeega qasabada biyaha oo udhow guryaha, nadafada iyo fayadhowrka bulshada oo la haagiyay iyo korodhka tageerada dhaqaale ee lasiiyo dumarka Dhaliyarada (Rag and Dumarba): In ay helaan waxbarasho dugsi sare, xirfadaha farsmada gacanta, meelo ay ku ciyaraan, adeeg caafimaad oo fican iyo koradh tageero dhaqaale. Dadka Naafada ah: In ay heli karaan, meelo ay marikaraan, ilo dhaqaale oo ay umadax banan yihiin, sida lahaanshaha xoolo, beero. Iyo in ay helaan adeegyo caafimaad iyo waxbarasho oo ku haboon xaladooda naafanimo. |
|
|
Arimaha Hortabinta U leh Bulshada |
|
|
Maamulka Illaha Biyaha |
|
|
Xoolaha iyo Beeraha |
Xoolaha
Beeraha
|
|
Degaanka |
|



