Mashruuca Barwaaqo: Baanka Adduunka – Dowladda Somaliland
Qorshaha Horumarinta Bulshada 2024—2028
Tuulada Geed Abeera, Degmada Gabilay ee Gobalka Maroodijex
Nidaamka Biyaha: Dhisidda Dhaam Biyood Cusub .
Barta Uu Kuyaalo: 42 km Koonfur galbeed Hargaysa. GPS: N: 9.5200 E: 43.6996
Tirada Bulshada: 5,000 households oo degan ah oo ay kujiraan tuulooyinka hoos yimaada
Tuulooyinka Hoos Yimaada: 13.
Ilaha Dhaqaalaha Muhimka Ah: Xoolo Dhaqato beeralay ( Geel, Lo,o, Adhi, dameero iyo dhaqashada shinida) iyo isticmaal beero robaadka waxanay beertaan midhaha sida; garow, digirta, tomato iyo qajida.
|
Aragtida Bulshada |
|
|
Bulshada Guud: Tuulada geed abeera oo sanadka oo dhan biyaha laga helaayo lagana cidhib tiray baahida biyaha ee dadka iyo xooluhu uga hayamadaan tuulada. Sidoo kale caruurtu ay helaan waxbarasho iyo adeeg caafimaad oo marwalba diyaara, waxsoosaarka beeraha oo kordhay, iyo haweenka oo si mug leh uga qayb qaadanayada dhamaan qaybaha waxsoosaarka oo ay kujiraan inay suuqa geyaan waxsoosaarka. Haweenka : In ay sanadkoo dhan helaan biyo joogto, daryeelka cafimaadka iyo waxbarashada oo kor loo qaaday. Sidoo kale in la xoojiyo ganacsiga la xidhiidha xoolaha iyo beeraha iyadoo kor looqaadayo xirfadaha waxsoosaar iyo suuq gaynta ee haweenka. Dhaliyarada Dumar ah: In ay arkaan tuulada oo horumarsa, haystana biyo nadifa sanadka oo dhan, haweenka da,da yar oo la horumariyo iyadoo lasinaayo waxbarasho tayadeedu sarayso, horumarinta xirfadaha, adeeg caafimaad oo dhamaystiran, in la tirtiro ka hadhida dugsiga ee uu sababo guurka dagdaga ah, sidoo kale uu degaankoodu k andiif noqdo geedka granwaaga. Dhaliyarada Raga ah: In ay arkaan dhalinyarada tuulda oo si firfircoon uga qayb qaadanasa horumarka bulshada iyadoo tuuladuna ay leedahay biyo joogto ah, waxbarasho dugsi sare, adeeg caafimaad oo dhamaystiran iyo tobabaro nidaamyada waxsoosaar ee xoolaha iyo beeraha, sidoo kalana ay wakhti uhelaan ciyaaraha |
|
|
Arimaha Hortabinta U . leh Bulshada |
|
|
Maamulka Illaha Biyaha |
|
|
Xoolaha iyo Beeraha |
Xoolaha
Beeraha
|
|
Degaanka |
|



