Mashruuca Barwaaqo: Baanka Adduunka – Dowladda Somaliland
Qorshaha Horumarinta Bulshada 2024—2028
Tuulada Holhol, Degmada Borama.
Barta Biyaha: Dayactirka Dhaamka Biyaha ee Holhol
Goobta oo ku yaalo: 4km ka xigaa galbeeldka Borama. GPS: N: 09.9159 E: 043.14202
Tirada Bulshada : 250 Qoys. Tuulooyinka Hoos Yimaada:50 degsiimo
ILLAHA Dhaqaalaha: Xoolo dhaqato beeroley: Geel, Lo’, Adhi, Caanaha, Subaga, Beedka , Malabka, Xasiida, qamadiga, massagada, digirta , tamaandhada
Maamulka : Guddiga Horumarinta Tuulada (4 Nin, 3 Dumara); Guddi Nusdanbeed ah (Rag iyo dumarba leh).
|
Hiigsiga Bulshada (Community Vision) |
|
|
Hiigsiga laga siman yahay: Deegaan cagaaran, nadiif ah, caafimaad leh biyahana sanadka oo dhan la helayo,wax soosaarka dalaga iyo xoolaha ee unugkastaa kordho. Hiigsiga Haweenka: Daryeelka caafimaadka hooyada iyo dhalaanka oo hagaagay, cunto soosaarka oo la horumariyay iyo helida biyo nadiifa Dhalinyarta (Lab iyo Dhedig): Xirfadaha dhalinyarta oo la horumariyay,and fursado shaqo oo la abuuray. Hiigsiga Dadka Naafada ah: Helitaanka baahiyaha u gaarka ah wax u fududeeya, si firfircoona uga qayb qaataan go’aanada Bulshada. |
|
|
Baahiyaha Ugu Muhiimsan Ee Bulshada (Community Priorities) |
|
|
Maamulka Illaha Biyaha |
|
|
Xoolaha & Beeraha (Livestock & Agriculture) |
Xoolaha (Livestock)
Beeraha (Agriculture)
|
|
Deegaanka (Environment) |
|



