Mashruuca Barwaaqo: Baanka Adduunka – Dowladda Somaliland
Qorshaha Horumainta Bulshada 2024—2028
Tuulada Karinshabeel, Degmada Farawayne ee Gobalka Maroodijex
Nidaamka Biyaha: Dhisida Dhaam Biyood Cusub .
Barta Uu Kuyaalo: 20 km Koonfur galbeed Hargaysa. GPS: N: 9.4309 E: 43.9557
Tirada Bulshada: 550 households oo degan ah iyo 250 oo reeguraa biyaha soo doonta xiliyada abaarta.
Tuulooyinka Hoos Yimaada: 0.
Ilaha Dhaqaalaha Muhimka Ah: Xoolo Dhaqato Beeralay ( Geel, Lo,o, Adhi, dameero iyo dhaqashada shinida). Falashada beeraha roobka ku baxa iyo xaagsatotada
Aragtida Bulshada |
|
Bulshada Guud: In la gaadho helitaanka biyo joogta ah sanadka oo dahan, iyadoo anay xooluhu anay uhayaamin biyo raadsasho, qoysaskunu ay gadhaan isku filnaasho cuntada, Sidoo kale ubadku helaan dugsi udhow adeegyada cafimaad oo diyaarsan dumarka oo kor looqaday xirfadahooda iyo horumarinta kabayaasha aasaasiga ah ee bulshada Haweenka : In ay arkaan mustaqbalka helitaanka adeeg cafimaadka iyo waxbarashada oo ay si fudud ugadhi karaan. Sidoo kale helitaanka biyo joogta ah sandak oo dhan meelo udhow guryahooda iyo in gabdhaha qaangaadhka ahi ay helaan fursadaha waxbarashada iyo kor uqadista kaalmha dhaqaale. Sidoo kale kor loo qaado fayadhorka degaanla iyadoo la dhisayo suuliyaal . Dhaliyarada Dumar ah: In dhamaan gabdhaha da,da yar ay helaan adeegyo caafimaad iyo waxbarsho oo korlooqaday, sidoo kale ay helaan tobabaro iyo xifrdo ay ku hanan karaan shaqooyin wanagsan iyo fursado badan oo shaqaooyinka ah Dhaliyarada Raga ah: In ay arkaan dhalinyarada tuulda oo la horumariyay iyadoo la siiyay tobaro xifadaha farsmada gacanata iyo tobabarada kaleba, in aanay dhicin biyo yaraan sanadka oo dhan iyo in dhalainyaradu si xor ah ugu ciyaaraan garoomo kubada cagta ah oo casriya. |
|
Arimaha Hortabinta U leh Bulshada |
|
Maamulka Illaha Biyaha |
|
Xoolaha iyo Beeraha |
Xoolaha
Beeraha
|
Degaanka |
|
|
Howlaha waxqabad |
Faahfahinta Waxqabadyada (quantities, hectares…) |
Xadiga Misaaniyada |
Dhismaha Dhaam Biyood Cusub |
Dhismaha Dhaam biyood cusub oo leh cabirka 40m balaca, 40m dhererka iyo 3.16 m oo joog ah, kasoo la dhigayo qarbidka biyaha haya. Samaynta kayd kor loodhisay, qasabadaha biyaha laga cabo, 1 dararka xoolaha, qolalka waardiyaha iyo ka alaabta lagu kaydiyo iyada biyaha looga soo saarayo nidaamka tamarta cadceeda Tobabarka gudiga maamulka biyaha |
$180,000 |
Adeega caafimaadka xoolaha |
In lasiiyo 1 mooto daryeelayaasha caafimaadka xoolaha |
$7,500 |
Dib uxoolaynta qoysaska nugul |
Doorashada qoysaska lasiinayo xoolaha, soo iibinta iyo qaybinta 450 neef oo adhi ah iyo 30 dameero ah |
$47,500 |
Kor uqaadista soosaarista calafka xoolaha |
In la dhiso lana tobabaro iskaashatada soo saarista calafka xoolaha lagana taagero tobabaro la xidhiidha kor uqaadista waxsoosaarka xoolaha iyo farsamayntisa |
$23,000 |
Kor uqaadista xirfadaha dhaqashada shinida iyo khayraadka |
Soo iibinta iyo qaybinta sanaaduuqda shinida, galoofisyada,qiijiyaha iyo dhamaan agabyada kale ee loo isticmaalo shini dhaqashada. Qalbkaa oo loo qaybiyo 20 qoys oo ah qoysaska nugul; kuwaas 8 kamida ay hogaminayaan dumar. In la siiyo tobabaro la xidhiidha dhaqashada shinida, goosashada malabaka iyo dayactirka sanduuqyada shinida |
$27,000 |
Tageerada agabka waxberashada |
Soo iibinta iyo taageerada abuur tayadisu sarayso, tobabaro laxidhiidha hababka wanagsan ee waxberashada, taagerada agabka lagu maareeyo cayayanada iyo xanuunada beerah iyo qaybinta agabka waxsoosaarka beeraha oo lasiiyo 90 beeralay |
$49,000 |
Hababka Ilaalinta Caradda iyo Biyaha |
In la dhiso Moosaska ilaaliya carrada iyo biyaha oo dhararkodu yahay 12,800 (udhiganta 60 hiktar), 80 m3 oo biyo-xidhenada dhagaxa ah( udhiganta 12 hiktar) iyo 90 m3 oo moosaska dhagaxa ah (u dhiganta 15 hiktar) |
$40,000 |
Dhisida iskaashato beeralay |
Dhisida iyo toabarida iskaashato beeralay iyo inloo samaeeyo hagaha iyo xeerhoosaadka iskaashatada |
$13,000 |
Dhisida xarun lagu isugu keeno caanaha |
In ladhiso1 xarun oo la isugu keeno caanaha oo leh qaboojiye ku shaqaynyna nidaamka tamarta cadceeda. In la isu dubarido oo laga dhigo iskaashato dumarka ka sahqeeysta suuqgaynta caanaha , sidoo kalana loo qaybiyo agabka nadaafada caanaha loo isticmaalo |
$34,000 |
Kor uqaadista dhaqashada digaaga |
Soo ibinta iyo qaybint nooca digaaga adkaysiga u leh cimilada adag, iyo loo dhiso guryaha digaaga oo casri ah, meelaha ay ku xerodaan, quudiyayaal, iyo melaha ay biyaha ka cabayaan In lasiiyo tobabaro itusoo u=itaabsi ah oo ku saabsan dhaqashada digaaga |
$30,000 |
Ilaalinta dhirta iyo dhiraynta |
In la dhiso lana tobabaro urur ilaaliya dhirta iyo dhul daaqsimeedyada In la beero 2000 oo geed oo geedaha degaan u aslka ah |
$25,600 |
Taageerada girgirayaasha tamarta madhxiya |
In loo qaybiyo 115 qoys girgiyaasha tamarta madhxiya |
$5,000 |
Tobabar Maaraynta khayraadka dabiiciga ah |
Diyaarinta hagaha tobabarka, doorashada ka qayb galayaasha iyo bixinta tobabarka lagu bixinata xarunta bandhiga |
$7,500 |