Mashruuca Barwaaqo: Baanka Adduunka – Dowladda Somaliland
Qorshaha Horumainta Bulshada 2024—2028
Tuulada Qoton dabo, Degmada Hargiesa ee Gobalka Maroodijex
Nidaamka Biyaha: Dhisida Dhaam Biyood Cusub .
Barta Uu Kuyaalo: 75 km Koonfur galbeed Hargaysa. GPS: N: 9.18330 E: 43.9557
Tirada Bulshada: 3,000 households oo degaan ah iyo in ka badan 200 oo reerguraa biyaha soo doonta xiliyada abaarta.
Tuulooyinka Hoos Yimaada: 3.
Illaha Dhaqaalaha Muhimka Ah: Xoolo Dhaqato ( Geel, Lo,o, Adhi, dameero iyo dhaqashada shinida). Falashada beeraha waa ku cusub tahay degaanka ilaa 25 qoys ayaa bilaabay falashada beeraha waxany beertaan midhaha sida; garow, digirta, tomato iyo xabxab.
|
Aragtida Bulshada |
|
|
Bulshada Guud: In la gaadho helitaanka biyo joogta ah sanadka oo dahan, Sidoo kale helitaanka adeegyada cafimaad xoolaha iyo dadka oo kor looqaday, agabka waxsoosaarka beeraha iyo inay loo badalo dhul daaqsimeedka goobo suurtagal ah oo wax-soo-saar caws iyo daaq ah Haweenka : In ay sanadkoo dhan helaan biyo joogto, daryeelka cafimaadka iyo waxbarashada oo kor loo qaaday. Sidoo kale in la xoojiyo waxsoosaarka xoolaha si ay adkaysi ugu yeshaan abaaraha, sidoo kalana ay haweenku helaan taageerada ay ubahan yihiin. Dhaliyarada Dumar ah: In ay arkaan tuulada oo haysta biyo nadifa, waxbarasho tayadeedu sarayso, adeeg caafimaad oo dhamaystiran, kaabayasha nolosaha oo casriyaysan iyo wacyigalinta tacadiyada la xidhiidha jinsiga oo marwalba la ahelaayo. Dhaliyarada Raga ah: In ay arkaan dhalinyarada tuulda oo la horumariyay iyadoo la siiyay tobaro xifadaha farsmada gacanata iyo tobabarada kaleba, in aanay dhicin biyo yaraan sanadka oo dhan iyo in dhalainyaradu si xor ah ugu ciyaaraan garoomo kubada cagta ah oo casriya. |
|
|
Arimaha Hortabinta U leh Bulshada |
|
|
Maamulka Illaha Biyaha |
|
|
Xoolaha iyo Beeraha |
Xoolaha
Beeraha
|
|
Degaanka |
|



