Mashruuca Barwaaqo: Baanka Adduunka – Dowladda Somaliland
Qorshaha Horumainta Bulshada 2024—2028
Tuulada Weraarta, Degmada Cadaadlay ee Gobalka Maroodijex
Nidaamka Biyaha: Dhisida Dhaam Biyood Cusub .
Barta Uu Kuyaalo: 70 km Waqooyi bari Hargaysa. GPS: N: 9.6982 E: 43.6728
Tirada Bulshada: 2,500 households oo degaan ah
Tuulooyinka Hoos Yimaada: 8.
Ilaha Dhaqaalaha Muhimka Ah: Xoolo Dhaqato Beeralay ( Geel, Lo,o, Adhi, dameero iyo dhaqashada shinida). Falashada beeraha roobka ku baxa iyo xaagsatotada
|
Aragtida Bulshada |
|
|
Bulshada Guud: In la helo bulsho isku tiirsan oo leh mustaqbal barwaaqo joogto ah leh, sidoo kale ay bulsgadu kawada qayb gasho, in la gaadho helitaanka biyo joogta ah sanadka oo dahan, jiritaanka adeegyo waxbarasho iyo caafimaad oo shaqaynaya, koruqaadista adeegyada waxsoosaarka beeraha, in la yareeyo carro guurka. In la arko dhoofinta khudaarta kala duwan oo kobcasa Haweenka : In ay arkaan degaanka oo helaya biyo joogta ah sanadkoo dhan, adeeg cafimaadka iyo waxbarashada oo ay si fudud ugadhi karaan. Sidoo kale in la xoojiyo awooda, xirfadaha iyo adkaysiga haweenka iyadoo la sinaayo taageerada lagama maarmaanka ah. Dhaliyarada Dumar ah: In kor looqaado helitaanka biyo joogta ah, waxbarasho heerkeedu sareeyo, adeeg caafimaad oo dhamaystiran, kaabayasha dhaqalaha bulshada oo carsi ah, iyo in kor loo qaado wacyigalinta tacadiyada la xidhiidha jinsiga iyo la abuuro adeeg ay wada gaadhi karaan ahweenku. Dhaliyarada Raga ah: In ay arkaan dhalinyarada tuulda oo la horumariyay iyadoo la siiyay tobaro xifadaha farsmada gacanata iyo tobabarada kaleba, in aanay dhicin biyo yaraan sanadka oo dhan iyo in dhalainyaradu si xor ah ugu ciyaaraan garoomo kubada cagta ah oo casriya. Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah : In Arkaan degaanka weeraarta oo ah meel ay si firfircoon uga qayb qadan karaan dhamaan go,aamada bulshada, shirarka, anay gadhi karaan adeega caafimaad, adeega safarada iyo dhismayaasha kabayasha dhaqalaha laga dhigo kuwo ufudud isticmaalka dadka baahiya gaark ah qaba. |
|
|
Arimaha Hortabinta U leh Bulshada |
|
|
Maamulka Illaha Biyaha |
|
|
Xoolaha iyo Beeraha |
Xoolaha
Beeraha
|
|
Degaanka |
|



