Halkan ka daawo Daahfurka Xarunta Maareynta macluumaadka xogta Biyaha iyo Dhulka ee Somaliland

Hargaysa: Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo ay weheliyaan Wasiiradda Wasaaraddaha Deeganka,Beeraha iyo Masuuliyiin ka socday Haayada FAO ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray dhismaha cusub ee Xarunta Maareynta macluumaadka xogta Biyaha iyo Dhulka ee Somaliland.