War-gelin muhiim ah

Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranku waxay ku war galinaysaa dhamaan ha'aydaha samafalka kuwa maxaliga iyo caalamiga ah inay furan yihiin diwaan galintii iyo dib u cusboonaysiintii ruqsadaha(Certificates).