Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Waaxaha Wasaaradda

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo wada dar dar gelinta hawlaha shaqo ee Wasaardda ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Waaxaha kala duwan ee Wasaaraddu ka ka kooban tahay
Ujeedada kulamada waaxaha oo maalmihii u dambeeyey ka socday xarunta wasaaradda ayaa ah  sidii loo xoojin lahaa isla markaana loo horumarin lahaa Tayada adeega ay wasaaraddu bixiso.