Wasiirka WQ&HQ Dr Ahmed Adan Ahmed ( Buhane) oo xafiiskiisa ku qaabilay dalladda ay ku midaysan yihiin haayaddaha caalamiga iyo kuwo wadaniga ah

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Dr Ahmed Adan Ahmed ( Buhane) oo uu weheliyo Gudoomiyaha Hay’ada ka hortaga masiibooyinka iyo kaydka raashinka,ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay dalada ay ku midaysan yihiin haaydaha caalamiga iyo kuwa wadaniga ah (Somaliland NGOs Consortium).
Ujeedada kalanka ayaa ahayd sidii loo xoojin lahaa gar gaarka bani aadanimo ee dadka ku nool degmada laascaanood iyo deeganada hoos yimaada ee ay saamaysay dhibaatadii ka dhacday magaalada Laascanood ee gobalka Sool.

The Minister of Planning and National Development has convened a meeting with the international and local NGOs to increase and strengthen the ongoing humanitarian assistance in the Las’anood district and surrounding areas. The Government of Somaliland will continue to deliver humanitarian assistance in all those affected areas.